Mid ka mid ah dowlad goboleedyada dalka oo shaaciyey in beri ay u tahay 30-ka Shacbaan

Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in maalinta beri ah ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan. Wasaaradda aya asheegtay in meelaha dadka ka arkeen Caawa Bisha Ramadaan ay ka mid yihiin Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose iyo Magaalada Jowhar ee Shabeelaha Dhexe iyo meelo kale ayna sugnaatay bilsha bisha Ramadaan. … Continue reading Mid ka mid ah dowlad goboleedyada dalka oo shaaciyey in beri ay u tahay 30-ka Shacbaan